Labada wiil ee walaalaha ah, waxa ay barteen sida ay u kala duwan tahay marka ay Ayeeyo la joogaan dalka kiinya iyo marka ay gurigoodii Iswiidhan joogeen. Waxa ay lakulmeen Ailandoo, oo Ayeeyo ka iibiyaa ukun fiican.
Kugi waxa uu ka helay dadka ganacsada ah, sida ay u shaqaysanayaan. Walle waa fiicnaan in luuqado badan oo kala duwan jira! Oo in ay dadku af afkooda asalka ahayn isbari karaan. Kugi taas ayuu ku faraxsan yahay.
Somaliska/Svenska
Kugi waxa uu jecel yahay luuqadaha
kr150.00Pris