top of page

Xilliga Iswiidhen iminka waa jilaal. Walaalaha Kugi iyo Guli waxa ay booqanayaan Ayeyo oo ah ayeeydood hooyo. Waa markii ugu horreysay ee ay la kulmaan ayeeydood iyo waliba qaar badan oo ilma adeerradood ah. Guriga Ayeyo waxa uu ku yaalaa dalka Kiiniya.

 

Ayeyo waxa ay si caadi ah u uruurisaa biyaha roobka markuu roobka soo da'o. Kugi iyo Guli na waxa aybarteen hab farshaxaneedka soo dhaweeynta roobka. Iyagoo ciyaraya ayey soo qaadeen heeso iyo gabayo lagusoo dhaweeyo roobka.

 

Somaliska/Svenska

Kugi waxa uu jecel yahay roobka

kr150.00Pris
    bottom of page