top of page
Kugi waa wiil yar oo hoooyadiis, Mamma la nool. Maalin aa Mamma ku tidhi in ey ilmo yar caloosha kuhaisa. Kugi aad bu ugufarxe warkaas, aad buu weligisa urabe in uu walaal helo, in uu noqto walaalka weyn.

Walaalkiis yar ugu danbeytii waxa uu ka soo baxaya caloosha Mamma. Wax badan ayuu runti hadii lasheego sugaye!

Somaliska och svenska texter.

Kugi waxa uu jecel yahay walaalkii

kr150.00Pris
    bottom of page